Markabkii ugu horeeyey ee sida badeecado ganacsi oo ku xirtay dekeda Garacad (Sawirro)

Markab xamuul ah oo sida badeecad ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Inkastoo dekedda ay horey ugu soo xirteen maraakiib qalab dhisme u siday isla dekeda haddana markabkan waa kii u horreeyay ee badeecad ganacsika dejinaaya dekedan. Markabkan oo lagu magacaabo AK Hamburg ayaa si nabdoon ugu xirtay … Continue reading Markabkii ugu horeeyey ee sida badeecado ganacsi oo ku xirtay dekeda Garacad (Sawirro)